|
|||||
WAJAALE NEWS
Ka Faa’idayso Tobonka Cisho Ee Ramadaan Ugu Danbeeya
June 5, 2018 - Written by Editor:Tani waa kalimad gaaban oo aan ugu talagalay munaasabadda 10-ka cisho ee ugu danbeeya Ramadaanta. Wax kasta oo la bilaabaa, dhammaad ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynnu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. Tobanka habeen ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habeennada Ilaahay. Habeennadani waa fursad mudan in aanay si fudud inagu dhaafin. Ha laga faa’iidaysto. Sida looga faa’iidaysanayo iyo fadliga 10-kan habeenba HALKAN KA DAAWO;
Related posts:Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Tiro Oo ... Madaxweyne Siilaanyo Oo Raysal wasaare David Cameron Ka Codsaday Inuu Hoos u eego Talaabada Baanka B... Prof Ibrahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Duulaanka Ay Somaliland Ku Hayaan Ismaaciil Gumar Geele I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|