|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya oo Xayiraadda Ka qaadday Telefiishano iyo Shabakadaha Internetka
June 22, 2018 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay inay xayiraadda ka qaadday in ka badan 250 TV iyo shabakado Internet oo hore u xannibnaa. Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska ra’iisal wasaaraha, Fistum Arega, ayaa sheegay in xorriyatul qowlka uu yahay xaq aasaasi ah, helitaanka xogtana ay tahay arrin lagama maarmaan ah. Arrintan ayaa astaan u ah isbeddello xoog leh oo dalka uu ka wado ra’iisal wasaaraha cusub, Abiy Ahmed. In ka badan 10 sano ayaa maamulayaasha Itoobiya waxay aad u xannibeen in la booqdo Internetka, waxayna xidheen maxaddado TV, kuwaasoo loo arkay in ay afdheer yihiin. Related posts:Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Basspor Iyo Fiisayaal Been Abuuro Oo Ay... Xildhibaan Qaasim Oo Sheegay Dadka Lagu Dilo Magaalada Laascanood In Ay Yihiin Kuwa Somaliland Ushaq... Wax ka Baro Masuuliyiintii Soo Maamulay Xarunta komishanka Doorashooyinka S/land Kuwii Guulaystay Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|