|
|||||
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Ka Bilaabay Xafiiska Maayrika Gebilay Iyo Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Oo fariin Udiray Madaxwaynaha Jsl.
June 11, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Hanti dhawraha Guud ee qaranka ayaa markii labaad baadhitaan ka bilaabay xafiiska dawlada hoose ee gabiley kaasi oo gabi ahaanba Alaabada ulaabay xafiiskii maayarka,xogahaya iyo gabi ahaanba xafiisyadii xisaabaadka. Dhanka kale qaarkamida golaha deegaanka gabiley ayaa soo dhaweey baadhitaanka lagu samaynayo golohooda iyo xafiiska Maayarka. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Maayarka Gabiley ku eedeeyay Musuq Maasuqii ugu Badnaa ee laga kaco iyagoo soo Bandhigay Tirada hanti, Gaadiid iyo Guryo u Dhistay Maayarku. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Dood Kulul Maxaa Laga Qaban Karaa Kor Ukaca Qiimaha Laydhka Ee Shacabka Lagu Kordhiyay? Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Safar Ugu Maqanaa Wadanka Tansaniya Oo Dalka Dib Ug... Madaxwaynaha DDS Oo Ka Digay In Dhaqamo La Mid Ah Kuwii Dawladii Hore Looga Faa,idayso Ka Hortaga Ur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|