Gudoomiyaha Guurtida oo Ka hadley Shirka Garxajis ee Ka Socda Gacan Libaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Guurtida oo Ka hadley Shirka Garxajis ee Ka Socda Gacan Libaax
June 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta fadhigii golaha guurtida uu kaga hadley shirka beesha Garxajis uga socda Buurta Gacan Libaax waxaanu sheegay in shirkaasi yahay mid aan laga filayn in ay ka soo baxi karaan waxyaabo wax u dhimi kara qaranimada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS