Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sida ay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ugu Tumanayso Xuquuqda Aadamaha iyo Xorriyadda Saxaafada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sida ay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ugu Tumanayso Xuquuqda Aadamaha iyo Xorriyadda Saxaafada
June 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Guddoomiyha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadlay sida ay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu tumanayso Xuquuqda Aadamaha iyo Xoriyada Saxaafada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga

 

https://youtu.be/bLx0TCRTlHY

COMMENTS
LINKS