Hargaysa (W,N)- Golaha abwaanada Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa waxa ay si adag yga hadleen dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Somaliland iyo Somaaliya waxaaanay fariin adag u direen dawlada taagta daran ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka