Golaha Abwaanada Somaliland oo baaq Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Abwaanada Somaliland oo baaq Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq
June 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Golaha abwaanada Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa waxa ay si adag yga hadleen dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Somaliland iyo Somaaliya waxaaanay fariin adag u direen dawlada taagta daran ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS