Go’aamo Adag oo Laga Soo Saaray Shirkii Goof ee Colaada Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Go’aamo Adag oo Laga Soo Saaray Shirkii Goof ee Colaada Ceel-afwayn
June 4, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N)- Shir lagu qabtay Deegaanka Goof ee koonfurta Magaalada Ceerigaabo oo ay iskugu yimaadeen Madax-dhaqameedka, Salaadiinta iyo Waxgaradka ee beelaha Garxajis bari islamarkaana ay ka soo qayb galeeen Maamulka Gobolka Sanaag ayaa waxa laga soo saaray qodobo salka ku haya Colaadii Deegaanka Ceel-afwayn ku dhexmaray beelaha walaalaha ah ee wada dega.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rJNYHfd_B8g

COMMENTS
LINKS