“Dr. Gaboose Waxaan Leeyahay Siyaasada Waxaanu uga baahi badanahay Caafimaadka”..Sheekh Mustafe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dr. Gaboose Waxaan Leeyahay Siyaasada Waxaanu uga baahi badanahay Caafimaadka”..Sheekh Mustafe
June 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun oo maanta khudbad dhinacy badan taabanaysa ka jeediyey Furitaanka Cisbitalka Haldoor oo ah cisbitaal casri ah oo magaalada Hargeysa uu ka hir galiyey Dr Maxamed Cabdi Gaboose isagoo ku booriyay dr. Gaboose u soo jeediyay talooyin xaga caafimaadka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tQct2z3-7a8

COMMENTS
LINKS