|
|||||
WAJAALE NEWS
Dooni ay saarnaayeen boqolaal muhaajiriin ah oo laga cabsi qabo inay ku qalibantay xeebaha Libya
June 29, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Dooni ay saarnaayeen boqolaal muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa inay ku qalibantay xeebaha dalka Libya. Saraakiisha ilaalada xeebaha Libya waxay sheegen in 14 qof laga soo badbaadiyay badda, sida ay ku warrantay wakaaladda wararke Reuters. Wararka soo baxaya waxay sidoo kale sheegayaan in doonta ay saarnaayeen dadka muhaajiriinta ah ay cilad ku timid xilli ay mareysay xeebta bariga Libya. Muhaajiriin badan oo Afrikaan ah ayaa naftooda halis ku galiya xeebaha Libya si ay u gaadhaan dalalka Yurub. Related posts:Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In Laga Hortago Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka Ee Ka Dhaca Somaliya. Daawo:Muj.Cali Guray Oo Faysal Cali Waraabe Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Xubinta Reer Somaliland E... Qorshaha Dhabta ah Ee ka Dambeeya Mashruuc Safaaradda Jabuuti Ku Diiwaangelinayso Dadka Hawl-gabka A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|