|
|||||
WAJAALE NEWS
Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Warbaahinta oo Lagu qabtay Magaalada Hargaysa
June 22, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Dood cilmiyeed lagaga doodayay waxtarka iyo waxyeelada ay wadanka iyo bulshada u leedahay Warbaahinta casriga ahi ayaa waaxa lagu qabtay magaalada Hargaysa. Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay xarunta Al-xikma ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Culimaa udiin iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Waraysi Dhinacyo Badan Tabaanaya Oo Lala Yeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi X.Cali Xasan... Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa. "Buuqa Laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu, Ma Keeni Kartaa Khatar Amni Oo Lacagta Iyo Suuqaba Khatar Gal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|