Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo Laga Dareemayo Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo Laga Dareemayo Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool
June 11, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq (W,N)- Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ee goblka Sool oo ay maalmihii u danbaysay dagaal ku  dhexmaray ciidamada qaraka Somaliland iyo kuwa Soomaaliya waxaana laga cabsi qabaa in halkaa markale ka qarxo dagaal xoogani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS