Dhalinyaro Reer Somaliland Oo Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Reer Somaliland Oo Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa.
June 3, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) inka bada 50 Qof Dhalinyaro Reer somaliland oo laga soo celiyay Dalka liibiya ayaa maanta soo gaadhay Madaarka Cigaal International ee magaalada hargaysa,

TAHRIBAYAAL

Dhalinarada oo ahaa tahriibayaal ku dhimaataysnaa jeelashada dalka liibiaya ayaa maanta galu soo celiyay dalkoodii hooyo kadib dadaalo badan oo loo galay sidii loo celin lahaa dhalinyarada,

madaarka

Waxaana madaarka cigaal ku qaabilay masuuliyiin xukuumada ka tirsan iyo gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe,

Gudoomiyaha haayada qaxootiga iyo barakacayaasha somaliland oo madaar ku qaabilay dayarta ayaa halkaasi kusoo dhaweeyay iyadoo dhalinyarada loo samayn doono sidii dib logu celin lahaa noloshii cadiga ahayd,

COMMENTS
LINKS