Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka gobolka Sanaag oo baaq nabadeed Ka Soo Saaray Colaada Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka gobolka Sanaag oo baaq nabadeed Ka Soo Saaray Colaada Ceel-afwayn
June 15, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Sanaag oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Ceerigaabo ayaa ka hadlay Colaada soo noq noqota ee ka taagan deegaanka Ceel-afwayn ee u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee halkaasi wada dega waxaanay ugu baaqeen inay adkaystaan nabad geliyadooda islamarkaan u dhaga fudaydaan cidkasta oo wanaag iyo nabadayn ka dhex wada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ts2TbyySOYs

 

COMMENTS
LINKS