Dawladda Hoose ee degmada Gabiley oo Soo bandhigtay qorshaha Shanta Sano ee Soo Socda
June 27, 2018 - Written by Reporter:
Gabiley (WJN)- Dawladda hoose ee degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta soo bandhigtay qorshaha shanta sano ee socda ee lagu hagi doono hanaanka horumarka gobolka Gabiley ee 2018-2022, Sidoo kale waxa ay ay soo bandhigtay waxqabadkii iyo guulihii ay gaadhay shanntii sano ee la soo dhaafay.