“Dawladani Waa Tii huunada, Shirka Garxajisna Waxaa Ka Soo baxaya dawladii hawdada”.. Ex: Wasiir Qabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dawladani Waa Tii huunada, Shirka Garxajisna Waxaa Ka Soo baxaya dawladii hawdada”.. Ex: Wasiir Qabo
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN) – Wasiirkii hore wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Maxamed Aadan Ibraahim Qabo ayaa waxa uu ka hadlay Shirka beelaha Garxajis uga socda deegaanka Gacanlibaax waxaana uu sheegay in dawladani ay tahay tii huunada Shirka Garxajisna ay ka soo baxayaan dawladii hawdada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS