Djibouti (WJN)- Wadanka Jabuuti ayaa waxa maanta looga debaal degay sanad guuradii 41aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Jabuuti xornimadeeda ka qaadatay gumaystihii Faransiiska oo ahayd 27-kii June 1977 kii.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka