“Dagaalka Soomaaliya Inagu Wadaa Waa dagaal Xasad ah”.Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dagaalka Soomaaliya Inagu Wadaa Waa dagaal Xasad ah”.Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
June 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)– Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland mudanee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadii Ciidal Fidriga ayaa waxa uu dawlada taagta daran ee Xamar uu ku eedeeeyay in ay Somaliland ku wado dagaal xasad ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS