|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dagaalka deegaanka Tukaraq Ka Socdaa isir Ma aha ee Waa dagaal Ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya”.Gudoomiye Baashe
June 26, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo khudbad oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, ayaa waxa uu ka hadlay gardarada maamulka Muqdisho ka wado deegaannada Tukaraq ee bariga Somaliland, waxaana uu meesha ka saaray dedaallada ay hoggaanka Maamulka Muqdisho ku doonayaan inay ku dhistaan dalwad Isir ku dhisan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; fadeexada Musuuliinta Xukuumada Siilaanyo Iyo Isbar baryaaca + kala Hadalka Arinta Daawooyink... DAAWO;-Bandhiga Buuga Garasho Ee Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Oo Lagu Qabtay Magaalada Minnesota. DAAWO; Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Dalka Kadhoofay Kana Hadlay U Jeedada Safarkiisa Iyo Guu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|