|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dagaalka deegaanka Tukaraq Ka Socdaa isir Ma aha ee Waa dagaal Ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya”.Gudoomiye Baashe
June 26, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo khudbad oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, ayaa waxa uu ka hadlay gardarada maamulka Muqdisho ka wado deegaannada Tukaraq ee bariga Somaliland, waxaana uu meesha ka saaray dedaallada ay hoggaanka Maamulka Muqdisho ku doonayaan inay ku dhistaan dalwad Isir ku dhisan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:War Deg Deg Ah: Maareeyihii Telelfishanka Qaranka Iyo Maareyihii Wargeyska Dawan Oo Xilkii Laga Qaad... DAAWO; Waraysi Xiiso Leh Oo Faysal Cali Waraabe Wax lagaga Waydiiyay Khilaafka Xisbiga UCID Hadhe... Kulan Looga Hadlayay Sidii Beelaha Lahayb Sooco Ay Uga Qayb Qadan Lahaayeen Siyaasada oo Hargeysa La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|