Dab Xoogan oo Ka Kacay agagaarka Masaajidka ugu Wayn Addis Ababa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Xoogan oo Ka Kacay agagaarka Masaajidka ugu Wayn Addis Ababa
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (WJN)- Dab xoogan ayaa qabsaday xarumo ganacsi oo ku yaalla agagaarka masaajidka ugu wayn caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.

Dabkan ka kacay agagaarka masaajidka Anwar ayaa burburiyay dukaamo badan oo halkaasi ku yaallay, wuxuuna dhaliyay khaasare .

Waaxda dab damiska ayaa damisay dabka ka hor intii aanu gaadhin masaajidka Anwar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaaalka sawirrada

dab1 dab2 dab3 dab4 dab5

 

COMMENTS
LINKS