DAAWO; Xoghayaha Dawlada Hoose Magaalada Tog Wajaale Oo Ka War Bixiyay Qorshe Lagu Dhiraynayo Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xoghayaha Dawlada Hoose Magaalada Tog Wajaale Oo Ka War Bixiyay Qorshe Lagu Dhiraynayo Magaalada.
June 23, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Xogahaya Dawlada Hoose Ee Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale oo ka warbixiya qorshe lagu dhiraynayo gudaha magaalada wajaale kaasi oo ay dhawaan bilaabeen qaybtinta dhirtan

xoghayaha wajaale

Xogahaye Mr Samaale ayaa soo bandhigay bilicda ay dhirayntani kusoo kordhin doonto magaalada isagoo xusay in geedahan ay beerayaan ay ku jiraan dhir loo isticmaalo doono Dawo ahaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN.

COMMENTS
LINKS