Hargeisa(WJN):wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliid axmed ayaa ka hadlay xiliga la ciidayo iyo maalinta ay ku beegan tahay sidoo kalen waxa uu fariin u diray imaamyada masaajida oo uu u sheegay inay khudbada ciida kaga hadlaan arimo bulshada u baahan tahay
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habbane