DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo Ka Hadlay Heerka Ay Marayso Cadaalada Somaliland Eedo Culusna Ujeediyay Dadka Dhaliila Iyo Idaacada BBCda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo Ka Hadlay Heerka Ay Marayso Cadaalada Somaliland Eedo Culusna Ujeediyay Dadka Dhaliila Iyo Idaacada BBCda.
June 8, 2018 - Written by Editor:

Borama(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye  ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayso cadaalada ka jirta laamaha garsoorka somaliland.

Sidoo kale wasiirka Cadaaladda ayaa dadka waxka sheega cadaalada somaliland shaaciyayin in ay yihiin Hayado sheegta xuquuqal insaanka oo dad reer xamar ahi haystaan iyo idaacada BBCda oo iyadu baahisa wararka beenta ay ee ay kuwaasi wadaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;.

COMMENTS
LINKS