|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirada Gaashaandhiga Iyo Isgaadhsiinta jsl Oo Bulshada Gobolka Gabiley Kala Wareegay Deeq Raashin Iyo Shidaal ah Oo loogu Talo Galay Ciidamada Qaranka Ee Jiida Hore.
June 6, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga iyo Isgaadhsiinta Somaliland Ayaa Maamulka Gobolka Gabiley Kala Wareegay Deeq mucaawimo ah oo ay ugu talo galeen ciidamada qaranka Somaliland ee jiida hore taasi Ka Koobnayn Afar Baabuur Oo Raashina Ah Iyo Saddex Booyadoon Oo Shidaal Ah; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|