DAAWO; Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo lala yeeshay Farmaajo, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalka Tukaraq iyo Heshiiskii Ay Kala Saxeexdeen Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo lala yeeshay Farmaajo, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalka Tukaraq iyo Heshiiskii Ay Kala Saxeexdeen Itoobiya
June 19, 2018 - Written by Reporter:

Muqdisho (WJN)- Madaxwaynaha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadlay heshiiskii dhawaan ay waa saxeexdeen dawladda Itoobiya ee ku saabsanaa arimaha maalgashiga dekedaha.

Dhanka kale Madaxwayne Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran

https://youtu.be/5y9c7vdmDiw

COMMENTS
LINKS