DAAWO; War Naxdinle Sedex Caruura Oo Walaalo Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Iyo Aabaha Dhalay Caruurtan Oo ka Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; War Naxdinle Sedex Caruura Oo Walaalo Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Iyo Aabaha Dhalay Caruurtan Oo ka Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen.
June 10, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Sedex Caruura oo Walaalo ah ayaa ku geeriyooday ka dib markii uu jiidhay gaadhi  shilkaasi oo ka dhacay koon furta magaalada hargaysa

Aabaha dhalay caruurtan ayaa ka waramay dhacdadan murugada leh ee u habsatay qoyskiisa.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS