DAAWO; Suldaan Maxamed Cabdiqadir Oo Ka Jawaabay Eedo Madax Dhaqameedka Reer Awdal Ujeediyay Faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Maxamed Cabdiqadir Oo Ka Jawaabay Eedo Madax Dhaqameedka Reer Awdal Ujeediyay Faysal Cali Waraabe.
June 10, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)Suldaan Guud ee beelaha Somaliland ayaa is adag uga jawaabay Eedo maalmihii udanbeeyay madax dhaqameedka reer awdal ujeedinayeen gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe

Sidoo kale Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa madaxdhaqameedka reer awdal ka dalbay in ay keenaan cadaynta eedaha ay faysal ujeedinayaan .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS