DAAWO; Somaliland Oo Tartan Ciyaaro Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Jabuuti Iyo Tirada Dalalka Uu Dhexmari Doono. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Somaliland Oo Tartan Ciyaaro Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Jabuuti Iyo Tirada Dalalka Uu Dhexmari Doono.
June 10, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Koox ka socota Jamhuuriyda somaliland ayaa Tartanka ciyaaraha Chesta kaga qaybgalaysa dalka jabuuti kaasi oo Dhex maraya Dalalka Jabuuti, Uganda , Somaliland Masar, Somaliya iyo Etoobiya .

chesta 2

Tartankan ayaa waxaa Marti galisay dalka Jabuuti

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS