DAAWO; Qoyska leh Dhul la Sheegay In Madaxtooyo Laga Dhisayo Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Xadhiga 8qof Oo kamida +Fariinta Ay UDireen Madaxwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qoyska leh Dhul la Sheegay In Madaxtooyo Laga Dhisayo Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Xadhiga 8qof Oo kamida +Fariinta Ay UDireen Madaxwaynaha.
June 30, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida Qoyska Ilama Maxamed Xasan Dalab ayaa cabasho xoogan ka Muujiyay Xadhiga 8qof oo kamida Qoyskooda oo Saaka Ciidamada Boolisku Kasoo xidheen Dhullka ay degan yihiin oo mudooyinkii udanbeeyay la sheegay in xukuumadu ka dhisayso madaxtooyo cusub

Sidoo kale qoyskan ayaa markii labaad warbaahinta ka sheegay in dhulkoodan xoog lagaga hayso iyagoo arinta ku eedeeyay in uu ka danbeeyo madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi

HALKAN KA DAAWO QOYSKAN OO ARIMAHAN KA HADLAYA IYO FARIINTA AY UDIREEN GOLAYAASHA QARANKA SOMALILAND;

COMMENTS
LINKS