DAAWO; Maareeyaha Hayaada Wadooyinka Oo kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Dayactir Lagu Samaynyo Waddada Isku Xidha Hargaysa Iyo Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maareeyaha Hayaada Wadooyinka Oo kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Dayactir Lagu Samaynyo Waddada Isku Xidha Hargaysa Iyo Gabiley,
June 4, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) DAAWO; Maareeyaha Hayaada Wadooyinka Somaliland iyo watfi uu hogaaminayo ayaa  kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Gabiley, ujeedada safar mareeyahaya ayaa ahayd sidii Dayactir Loogu Samayn lahaa  Waddada Isku Xidha Hargaysa Iyo Gabiley oo burbur xoogani soo gaadhay xiligan.

wadooyinka

COMMENTS
LINKS