DAAWO; Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Warbixiyay Qorshe Goobo Cusub loogu Rarayo GancsatadaYaryar Ee Ku Dhex Ganacsata Gudaha Magaalada.
June 25, 2018 - Written by Editor:
TOG WAJAALE(W,N) Maamulka magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo bilaabay qorshe ay ganacsatada yar yare e suuqa dhexdiisa ku ganacsada ay ugu rarayaan goobo cusub oo loo asteeyay,
Gudoomiye kuxigeenka degmada iyo xogahaya ayaa ka hadlay arinta iyo fariinta ay udireen shacabka magaalada tog Wajaale,