DAAWO; Kooxdii labaaad Ee Dhalinyaro Reer Somaliland Laga Soo Celiyo Liibiya Oo lagu Soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa Iyo Dareenkii Ay Ku Qaabileen Waalidkoodu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Kooxdii labaaad Ee Dhalinyaro Reer Somaliland Laga Soo Celiyo Liibiya Oo lagu Soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa Iyo Dareenkii Ay Ku Qaabileen Waalidkoodu.
June 4, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Dhalinyaradii labaad ee reer somailand  laga soo celiyo dalka liibiya ayaa maanta soo gaadhay madaar diyaaradha ee cigaal international kasii oo ay ku qabileen masuuliyiin ka socday xukumada somaliland

Sidoo kale waxaa garaan diyaaradaha dhalinyarada kusoo dhaweeyay waalidiintoodii oo ku qaabilay dareen farxadle oo ay ka muuqato boholow waalid,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS