DAAWO ; Garaad Jaamac Garaad Ismaciil OO Ka Hadley Xaalada Gobolka Sool Iyo Dagaalkii Deegaanka Tukaraq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Garaad Jaamac Garaad Ismaciil OO Ka Hadley Xaalada Gobolka Sool Iyo Dagaalkii Deegaanka Tukaraq.
June 6, 2018 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N) Garaad Jaamaca garaad Ismaaciil oo kamida Madaxdhaqameedka gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool dagaaladii ka dhacay deeganka tukaraq halkaasi oo dhawr jeer ay ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka goboleedka somaliya ay ku dhex mareen dagaalo kala danbeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS