DAAWO; Gabadh Reer Somaliland Oo Loo Caleemo Saarey Mayar kuxigeenka Degmada ISLINGTOWN Ee Dalka UK. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gabadh Reer Somaliland Oo Loo Caleemo Saarey Mayar kuxigeenka Degmada ISLINGTOWN Ee Dalka UK.
June 2, 2018 - Written by Editor:

UK.(W,N) Gabadhii Uhoraysay ee kasoo jeeda dalka Somaliland ayaa ku guulaysatay Maayarka kuxigenka degmada ISLINGTOWN EE Dalka Uk Marwo Raaqiya Maxamed Ismaaciil taasi oo xaflada caleemo saarkeeda lagu qabtay

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay bulsho kala duwan kuwaasi dhamaan ku hambalyeeyay xilkan.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS