Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Falaanqeeyay Safarkii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Somaliya iyo heshiisyadii Laysku Afgartay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Falaanqeeyay Safarkii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Somaliya iyo heshiisyadii Laysku Afgartay
June 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Barnaamijkii Dooda Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxa si qoto dheer loogaga dooday safarkii Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku tagay Soomaaliya, qodobadii la isku afgartay iyo hadalkii Abiy Ahmed ee uu ku sheegay in mustaqbalka ay dhici karto in Soomaaliya iyo Itoobiya noqdaan hal dal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS