HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada beeraha iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa ukuur galay inta uu leeyahay khasaaraha Duufaantaasi gaadhsiisay Beerihii ay ka soo gu’i jireen Khudaarta kala duwan ee deegaannada Gobolka Awdal, sida Baki, Garbo-dadar, Ruqi iyo kuwo kale oo badan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;