|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo ka Waramay Dhibaatooyin Qalafsan Oo Ku Haystay Xeryaha Magafayaasha.
June 3, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qaarkamida dhalinyarada Reer somaliland ee Tahriibka ku tagay dalka liibiya isla markaana mudo ku dhibaataysnaa jeelasha dalka liibiya Ayaa 50kamida waxay soo gaadheen garoonka diyaaradaha ee cigaal airport halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen masulliyinta xukuumada iyo madaxda haayada IOM oo iyadu suurto galisay indhalinyarada lasoo daad gureeyo, Dhalinyarada ayaa markii ay soo gaadheen garoonka diyaaradaha waxay ka warameen dhibaatooyin qalafsan oo ku haystay jeelasha iibiya iyo xeryaha magafayaasha , Sidoo kale waxaan dareen farxadle ku qaabilay waalidiinta dhalay dhalinyarada . HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Qorshayaal Ay Dhawaan U Fuli... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Farxiyay Hooyooyin Dhawaan Warbaahinta Ka Hadla... “Xukuumadda Waxaa Looga Baahan Yahay Inay La Timaado, Siyaasad Sal Balaadhan Oo Lagu Xakamaynayo Xan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|