DAAWO; Boqor Buur madow Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Kana Hadlay Xadhigiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Boqor Buur madow Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Kana Hadlay Xadhigiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
June 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Boqor Cismaan Aw Maxamuud  Buur madow oo Dhawaan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Xidhay kuna riday Xukun  sedex sano ah ayaa dib uhelay xoriyadiisii  isagoo  ka hadlay xaaladiisa caafimaad xadhigiisii iyo colaadaha deegaanada tukaraq iyo ceel afwayan oo uu sheegay in uu ka qayb qadan doono sidii nabad waarta looga gaadhi lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS