|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo ka Hadlay Xaalada Ceel-afwayn Iyo Sida Xal Looga Gaadhi Karo.
June 13, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada xukuumada Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige (Dayr) oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee deegaanka ceel afwayn iyo sida xal loogu heli lahaa colaada soo noqnoqtay ee beelaha wada dega deegaanka gobolka sanaag. Sidoo kale eng xuseen dayr ayaa wax laga waydiiyay sida uu u arko dadka xukuumada muusee biixi ku dhaliila awooda siyaasadeed ee ay leeyihiin xubnaha uu xilalka u magacaabay iyo saamaynta ay bulshada ku leeyihiin; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dhalinyaro Badan Oo Reer Somaliland Ah Oo Tahriibay Oo La Laayahay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen ... Qoraa Boobe Ka Hadley Xuska Sanad-guurada 59aad Ee 26-ka June Markii Somaliland Xuriyada Ka Qaadatay... Itoobiya Oo Sheegtay In Xidhiidhkay Maraykanka La Leedahay Fiican yahay Xilli dhawaan La Rasaaseeyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|