|
|||||
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Ku baaqay in Ahmiyad gaar ah La Siiyo Kootada Haweenka iyo dadka La Haybsooco
June 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa waxa uu ka hadlay kootooyinka haweenka Somaliland ee dhinaca doorashooyinka iyo dadka laga tirada badan yahay ee ay golaha wasiirada Somaliland ansixiyeen waxaanu Madaxwaynaha Somaliland u soo jeediyay in sideeda loo fuliyo arintaas. Sidoo kale qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu ka hadlay shaqaaqada u dhaxaysa Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland iyo saamaynta ay ku yeelatay Jaamacada Camuud.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxtooyada Somaliland Oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibada Sanad Guurada 27aad Ee Xuska 18 May Iyo W... Xildhibaan Baar oo Soo Jeedisay in Golaha Wakiiladu Oddoroska Miisaaniyadda 2019-ka Dib Ugu Celiyo X... DAAWO;-Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha G, Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Goolhaye Yuusuf L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|