Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka hadlay Mihiimada ay Leedahay Maalinta 26-june iyo Khalad uu Xalay Sameeyey Madaxweyne Farmaajo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka hadlay Mihiimada ay Leedahay Maalinta 26-june iyo Khalad uu Xalay Sameeyey Madaxweyne Farmaajo
June 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay leedahay Xuska sanad-guurada 58-aad ee  26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska waxaana faah-faahin ka bixiyay maalintaasi iyo Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay maalintaasi.

Dhanka kale Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxa uu ka hadlay munaaasibad xalay lagu qabtay Xarunta Dawlada hoose ee Muqdisho oo lagu xusayay 58-guuradii ka soo wareegtay 26-june isagoo munaasibadaasi ku sheegay in ay ahyd quudhsi iyo qalalaad uu xalay sameeyay Madaxwayne Farmaajo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS