|
|||||
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Munaasibada Ciida U Dirayaan Umada Muslimka Ah
June 14, 2018 - Written by Reporter:Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net waxay hambalyo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan umada Shacabwaynaha Reer Somaliland iyo Akhristayaasha ku xidhan Shabakada Wararka Wajaalenews waxaanan leenahay ku ciida caafimaad qab Ciidan ciideeda ale haynagu gaadhsiiyo caafimaad iyo cimri dherer waarar.
EID MUBARIK
Related posts:Musuq-Maasuqa Waxa Ka Mid Ah Hawl-Yaraanta Aynu Qof Ugu Sheegno Darajo Waxbarasho Oo Aanu Wali Gaa... Hadalada lama filaanka ah ee ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta,Waa Qalinkii: Injineer Cali Ahmed M... Wasiirka Madaxtooyada Jsl Oo Qarsan kari Waayay Hadimooyinka Uu ku Hayo Shacabka Gobolka Gabiley Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|