Badhsaabka gobolka Gabiley oo Kulan La Yeeshay Hay’addaha Caalamiga ah ee Ka hawlgala dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhsaabka gobolka Gabiley oo Kulan La Yeeshay Hay’addaha Caalamiga ah ee Ka hawlgala dalka
June 26, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed ayaa Kulan lagu gorfaynayay sidii loo taakulayn lahaa dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii ku dhufatay xeebaha gobolada waqooyiga Somaliland la qaatay Hay’addaha caalamiga ah ee ka hawl gala dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS