|
|||||
WAJAALE NEWS
Bada Magaalada Berbera Oo Liqday Laba Qof Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhacdadan,
June 16, 2018 - Written by Editor:BEERBERA (W,N) Laba qof oo kamida Dadkii udalxiiska tagay Magaalada berbera ayaa waxaa liqday bada gaar ahaan halka loogu talo galay dabaasha ee batalaale labada qof ayaa midka mida ahi uu ku geeriyooday halka laga soo badbaadiyay kii kalena isla markaana xiligan lagu dabiibayo cisbitaalka Magaalada berbera, Masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa iyagu dhinacooda faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay bada berbera iyo dadkii dalxiiska Uyimid. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Intii Aad Cumaamada Qaatayna Dhibaatooyinkii Iyo Rabshadihii Aad Umadda Dhex Dhigtay, Ayaanu Doonay... Daawo: Orodyahanka Caanka ah Mo Farah Oo Si Adag Uga Hadlay Sharciga Madax Waynaha Maraykanka Ee Don... Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Ee Wakhtigeedu Mudadada Kooban Ka Hadhsantahay Oo Wali Ku Mashquulsan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|