Axmed Cali Casoowe oo Sheegay inaan Beesha Dhulbahante lagu Khasbi karin Somaliland-nimada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Axmed Cali Casoowe oo Sheegay inaan Beesha Dhulbahante lagu Khasbi karin Somaliland-nimada
June 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada Cadaaladda Somaliland  Xukuumadii Daaahir Riyaale, Siyaasi Axmed Xasan Cali (Casoowe), ayaa waxa uu sheegay inaan Beelaha Dhulbahante lagu qasbaynin Somalilandnimada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Fjazo0eCNL0

 

COMMENTS
LINKS