|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud oo Ka hadlay Isbadalada Siyaasadeed ee Ka Socda Wadanka Itoobiya iyo Safarkii Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Ku Tagay Soomaaliya
June 19, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahanada da,yarta ah ee reer Somaliland islamarkaana waxku soo bartay dalka dibadiisa ayaa waxa uu ka hadlay isbadalada waawayn ee ka socda wadanka Itoobiya iyo safarkii Ray’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tagay Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|