|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha arimaha bulshada ee Wasaarada Shaqo gelinta oo La Kulantay Caruurta Darbi Jiifka ah, Balan qaad Culusna u Samaysay
June 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Agaasimaha arimaha bulshada ee wasaarada shaqo gelinta Somaliland Filsan Xuseen Khaliif ayaa waxa ay xarunta wasaarada shaqo gelinta iyo arimaha bulshada ku qaabishay qaar ka mid ah Caruurta darbi jiifka ee magaalada Hargaysa. Sidoo kale Agaasime Filsan ayaa waxa ay sheegtay in ka wasaarad ahaan ay qorshe u sameeyeen Caruurta Darbi Jiifka ah waxaanay balan qaaday in 300 boqol oo ka mid ah caruurta darbi jiifka ah la ciidsiin doono.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Tirada Iyo Magacyada Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Talo wadar Ah Kaga Dareeray Madal Dan U Ah Tii... “Ka Aamuska Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhani, Waxa Uu Ina Gayeysiin Doonaa In Dalku Gaadho, Me... Fadhigii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagaga Hadlay Qabsoomida Doorashooyinka, Abniga Iyo Arimo Kale. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|