Abwaan Aadan Tarabi oo Shaaciyey Sababta Dagaalka Ceel-afweyn U Soo Noq Noqdo Iyo Cida Ka Danbaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Aadan Tarabi oo Shaaciyey Sababta Dagaalka Ceel-afweyn U Soo Noq Noqdo Iyo Cida Ka Danbaysa
June 10, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Abwaan Aadan Tarabi oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay shaaciyey sababta in dagaalka Ceel Afweyn uu istaagi waayo isla markaana uu kolba soo noq noqdo.

Abwaanka Aadan Tarabi ayaa sababtaasi ku sheegay Wasiiro dano gaar ah ka lahaa isla markaana mashariic meesha ku qaadan jiray iyo lacago badana.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS