London (W,N)- Alle u naxariistee waxaa maanta Magaalada London Aas qaran loogu sameeyay Wariye Maxamed Aaden Xirsi Teerra oo ka mid ahaa weriyayaasha rug caddaaga ah ee Soomaalida waxaana ka soo qayb galay qaar ka mid ah Wariyeyaal ay soo wada shaqayn jireen iyo dadwayne kale.